Maxay kala yihiin wuufuuda Itoobiyaanka ah Ee gaaray Hargaysa?

Maanta,waxaa tagey Hargaysa Talyaha Ciidamada Itoobiya Berhanu iyo Xubno kale.

Berri,waxaa ku aadan Ra’isalwasaare xigeenka Itoobiya iyo wefti kale oo sare.

Ra’isalwasaare Abiy,ayaa tagi doona Berbera Todobaadka danbe.

Booqashadan,waxay qayb ka tahay heshiiskii Itoobiya iyo SL,waxayna hordhac utahay aqoonsiga SL ee Jamhuuriyad Madaxbanaan oo Itoobiya ay ku dhawaaqdo.

Waxaa la adkeeyay amaanka garoonka diyaaradaha Hargaysa iyo Hotel Maansoor.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading