Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam,ayaa maanta kulan la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka,kuwaasoo kala ah..

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan.
Safiirka Ingiriiska Ben Fender.
Wakiilo ka kala kasocday Maraykanka iyo Midowga Afrika.

Kulankan,ayaa lagaga hadlayay Arimaha Doorashooyinka iyo amaanka,iyadoo si qoto dheer loo falanqeeyay Xaalada kala guurka ah iyo sidii ay u dhici lahayd Doorasho la isla ogolyahay.

Kulankan ilaa iyo hada lama hayo waxa ay isla fahmeen beesha caalamka iyo Axmed Madoobe.

Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.