Maxay kawada hadleen Deni iyo Maraykanka?

“Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Mr. Donald Yamamoto oo ay weheliyaan Saraakiisha Ciidamada Mareykanka ee howlgalka Africa, waxaan ka wada hadalnay iskaashiga Amniga guud gaar ahaan la dagaalanka Argagixisada”Sidaa waxaa yiri Madaxweyne Deni.

Sida wararku sheegayaan arimaha ay kawada hadleen,waxaa ku jiray qorshaha Ciidamada PSF,waxayna warar lagu kalsoonaan karo xaqiijinayaan in xal laga gaaray,iyadoo Maraykanku sii wadi diino si toos ah tababarada iyo dhaqaalaha uu siiyo Ciidankaas.

“Have participated in U.S. Embassy Mogadishu hosted U.S. Special Operations Command Africa Commander Maj. Gen. Anderson, U.S. Africa Command Deputy Commander Ambassador Young, to discuss the security cooperation among U.S.-Somalia and our mutual combat against terrorism.”


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading