Waxyaabaha kulankan lagaga hadlay, ayaa waxa kamid ahaa dardargelinta iyo kordhinta deeqaha uu jarmalku siiyo Somaliland, ka miro o dhalinta mashaariicda horumarineed ee dawladda Jarmalku ka waddo gudaha Somaliland ee ay kamidka yihiin waddooyinka iyo Biyaha,Arrimaha doorashooyinka, Dimuqraaddiyadda.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.