Maxay kawada hadleen MW xigeenka Galmudug iyo Safiirka Qatar?

Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid,ayaa manta la kulmay Safiirka Wadanka Qatar ee Somaliya Dr.Cabdullah bin Salem Al Nuaimi.

Labada Masul waxay ka wada hadleen Iskaashiga dhinac walba leh iyo dadargalinta Mashaaricda Qatar ay ka wado Galmudug gaar ahaan Arimaha….

1.Waxbarashada.

2.Caafimadka.

3.Biyaha.

4.Korontada.

5.Tayaynta Laamaha Amniga Galmudug.

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading