Maxay kawada hadleen Safiirka Shiinaha iyo Madaxweynaha Puntland?

Muqdisho: 26 December 2022: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho ku qaabilay Safiirka Dowladda Shiinaha ee Soomaaliya Fei Shengchao.

Kulanka,waxaa Madaxweynaha ku weheliyey Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Dowladda Puntland Mudane Cabdifataax Maxamed Cabdinuur.

Arrimaha looga hadlay waxaa ka mid ah sida…

1.Fursadaha maalgashi.

2.Iskaashiga.

3.Mashaariicda horumarinta.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading