Saraakiisha Ciidamada Difaaca Puntland,ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Puntland.
Kulankan,waxaa looga hadlay Laba Qodob oo kala ah…
1.In la dardargeliyo hawlgalka sifaynta argagixisada.
2.In la dhameystiro inta yar ee ka harsan firxadka argagixisada.
Barta Taliska ee laga hogaaminayo hawlgalka sifaynta argagixisada ee Bosaso,ayuu ka dhacay kulankan.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.