Maxay kawada hadleen W.Waxbarada Fadaraalka iyo Madaxweyne Deni??

Caawa waxaa Madaxweynaha utagay Wasiirka Waxbarashada Fadaraalka.

Kulankaasi muhiim,ayuu ahaa marka loo eego kala fogaanshaha arimaha Waxbarashada ee Puntland iyo Fadaraalka.

W.Waxbarashada Fadaraalka xiligii Goodax hogaaminayay waxay noqotay xarun lagu hagardaameeyo Ardayda.

Si gaar ah ayay Puntland iyo Jubaland ugala kulmeen hagar daamayn Wasaarada Waxbarashada Fadaraalka.

12500 oo Arday oo reer Puntland ah,ayuu Gaadax hamigoodii jabiyay kana hor istaagay Shahaadadii Waxbarashada.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading