Garoowe: 16 November 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qaabilay wafdi ka socda Bangigga Adduunka oo uu hoggaaminayo Madaxa Mashruuca Tayeynta Hay’adaha Dowladda Gregory Kasunko.

Kulanka oo ay ka qeybgaleen Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada iyo Masuuliyiinta Dowladda ee wadashaqeynta la leh Bangigga Adduunka, waxaa looga hadlay dardagelinta mashaariicda Bangiga Adduunku uu ka wado Puntland.

Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.