Maxay kawada hadleen Wakiilada Beesha caalamka iyo Farmaajo

Kulan adag,ayaa Garoonka Aadan-cade uga socda weli Farmaajo iyo Wakiilada Beesha caalamka.

Kulanka wararka laga helayo waxay sheegayaan in si adag loola hadlay digniino aan caadi ahayna farta laga saarsy loona xaqiijiyay wax alaale iyo waxii dhaca in uu isaga lagala xisaabtamayo.

Kulanka kadib waxaa dhici karta in qorshihii Farmaajo isbadal weyn ku yimaado.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading