Wasiirka Amniga Fadaraalka Somaliya Cabdullaahi Nuur iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Boqortooyada Sacuudiga Amiir Abdulaziz bin Saud bin Nayef
Wasiirka Amniga Somaliya oo ku tagey Boqortooyada casuumad rasmi ah,ayaa sheegay Arimaha ay kawada hadleen Wasiirka Arimaha Gudaha Dalkaas in ay ka mid ahaayeen…
1.Iskaashiga Amniga.
2.La dagaalanka argagixisada.
3.Adkaynta xiriirka Labada Dal.
Warar,ayaa sheegaya in Wasiirka Amniga uu wakiil ka yahay ra’isalwasaare Rooble,soona qaadi doono fariin toos ugu socota Rooble.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.