Muqdisho, Talaado 15 Oktoobar 2024: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Sii hayaha Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan.
Kulankan,ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa wada-shaqeynta ka dhaxaysa Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay.
Si gaar ah,waxay uga wada hadleen…
1 Xasillinta Deegaannada laga xoreeyay Khawaarijta.
2.Hirgelinta doorashooyin ay shacabka Somaliyed ku doortaan madaxda dalka.
3 Arrimaha bini’aadanimada.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.