Maxay ku salaysan tahay booqashada Karaash ee Jarmalka?

Axmed Karaash saakay,ayuu kasoo anba baxay Puntland,isagoo kusii jeeda Dalka Jarmalka.

Sida wararkii ugu danbeeyay ee socdaalka Madaxweyne xigeenka sheegayaan wuxuu gaaray Adis,isago uga sii anba baxay Jarmalka.

Karaash waxuu horay ubooqday dalka Jarmalka kal hore xaalad caafimaad darteed ,waxaana dawayn looga soo sameeyay Indhaha.

Booqashadiisan labaad,ayaa la xiriirta xaaladaas caafimaad.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading