Maxay ku salaysan tahay hanjabaada Fahad Yaasiin ee Haarun Macruuf?

Harun Macruuf waxuu xog badan ka helay daminada uu dhigo Fahad Yaasiin iyo u adeegidiisa Qatar oo ay ugu weyn tahay lacagta uu kasoo qaado isla Qatar ee uu ugudbiyo Alshabaab,sida xogo lagu kalsoonaan karo xaqiijinayaan.

Taasi waxay keentay in qaylo dhaan hanjabaad wadata oo sharciga lagu gabanayo ay kasoo baxdo Fahad iyo kooxdiisa NiSA hay’adii hore ee Nabadsugida Qaranka oo hada noqotay xarun loogu adeego Qatar iyo qorshayaasheeda argagixisanimo.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading