Maxay ku waayaysaa Somaliya ka bixida Ururka Goboleedka IGAD

Somaliya iyo IGAD”

1.IGAD waxaan ka midnahay asaasayaasha

2.IGAD Mashaariic Horumarineed iyo mid siyaasadeed ayaan la wadaagnaa.

3.Ethiopia ayaa si xun u isticmaashay IGAD.

4.Somaliya haddii ay kobocdo waxaan ku qabi karnaa horumar fara badan.

  1. Dowlad waan isku dhici karnaa laakiin organization loogama baxo. Maxaa yeelay cod ayaad ku waayeysaa.

Intaas oo Qodob,ayaa ka hor imaanaya hadii Somaliya ay ka baxdo Urur Goboleedka IGAD.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading