Maxaa looga hadlay kulankii maanta ee Midowga Musharixiinta ?

Golaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha DFS oo ay ku mideysan yihiin Siyaasiyiin si weyn looga yaqaan Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho.

Kulanka oo uu shir-guddoominayay Guddoomiyaha Midowga Musharixiinta ahna Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sharif Sheikh Ahmed ayaa looga hadlay xaalada Dalka, gaar ahaan Arrimaha Doorashooyinka.

Kulanka ayaa imaanaya xilli saacadihii lasoo dhaafay saxaafadda Soomaaliya isla dhexmaraysay inuu iska casilay Sheekh Shariif Guddoomiyaha Midowga Musharixiinta.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading