Maxay Puntland iyo Jubaland ku diideen tagida Dhuusamareeb?

  1. Gudiga farsamada Puntland iyo Jubaland xubno kuma lahayn.
  2. Gudiga waxay ahayd in ay ku shaqeeyaan Dhusamareeb, Xamar ayaa loo raray.
  3. Tirada Gudiga waa la badiyey m.
  4. Xukuumaddii hawsha fulin lahayd waa ka baxday meesha.
  5. Farmaajo oo yiri go’aan ma gaari karo Baarlamaanka la’aantiis.

Intaas oo qodob daraadood Puntland iyo Jubaland kama qaybgeli karaan waxa ka socda Dhuusamareeb.

Jubril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading