Maxay Puntland uga dhigan tahay talaabada Karaash qaaday?

Madaxweyne ku xigeenku waxuu qaaday talaabo Dastuuriya oo uu xaq ulahaa.

Talaabada Karaash Puntland,ayaa ubaahnayd oo baahi uqabtay.

Qarax xoog badan oo soo socday,ayay ka hor tagtay talaabadiisu oo unoqotay qaboojin,waxaana degay Dad badan oo caraysnaa.

Si buuxda,waxaa loo oran karaa Axmed Karaash,waxuu qaaday talaabo Puntland Dowladnimadeeda uwanaagsan.

Haduu ku daro xogihii soo baxayay lagana filayay ee ahaa in uu taabto Wasiirada iyo Talyayaasha Ciidamada qaar waa rag karooni ay Puntland ufiican.

Guud ahaan Shacabka,Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka Puntland,waa in ay garab galaan talaabada Madaxweyne xigeenku qaaday.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading