Maxay tahay ujeedada Karaash shaqada uga joojiyay Labada Wasiir?

Waa cadayn cad oo muujinaysa in uu Karaash qayb ka ahaa inqilaabkii shalay fashilmay.

Ujeedkiisu waa foolxumadii shalay dhacday ee uu qaybta ka ahaa in uu wado kale ufuro.

Dastuuriyan shaqo joojin,waa ku samayn karaa masuul,balse go’aanka ugu danbeeya Madaxweynaha,ayaa leh.

Labada Wasiir Arbacada dib,ayaa shaqada loogu fasaxayaa markuu Madaxweynuhu yimaado.

Halkan ka akhriso:-


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading