Maxay tahay ujeedadada Aaran-jaan ula dagaalamayaan Talyaha Qaybta Booliska Mudug?

Ujeedooyinka Mudug xaalada looga abuurayo,waxaa ugu horeeya in Muumin lasoo dhaafiyo Gobolka si fursad loogu helo deganaansho la’aan laga abuuro.

Sida ay qorshaynayaan,iyagoo ku gabanaya dhacdadii Yaasiin Cabdisamad waxay rabaan gorgortanka ay la geli doonaan Dowlada in ay ugu horayso badalida Muumin.

Talyaha Qaybta Booliska Mudug ayay ku doodayaan in uu masuul ka yahay dhacdadii Beerta Yaasiin Cabdisamad.

Hadafkooda ugu weyn waa in Mudug laga bilaabo Kacdoon looga soo horjeedo Dimuqraadiyaynta.

Muumin waxay u arkaan Albaabka ugu weyn ee aysan dhaafi karin ee ku hor go’an.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading