Maxay uga dhigan yihiin Wasiirada Xasan magacaabay PL?

Wasiirada Xasan Shiikh magacaabay,waxay ka dhigan tahay in uu Dagaalka PL ee uu ku jiro uu sii wado.

Shacabka Puntland Calooshiisa,ayuu tusay,waxayna sii xoojinaysaa midnimadooda iyo baraarugooda.

Sida la filayo,waa qorshayaal isku ku xigi doona oo Tusbax go’ay ah…

1. NISA
2. ⁠Wasiirada
3. ⁠Hamse will be next??

Tan kale oo xusida mudan reer Garowe dagaalka Deni waxbuu u gooyay haday noqon lahayd Garowe iyo Xamarba.

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading