Maxay yihiin Qodobada horyaala Gudiga Khaatumo Ee la doortay

Gudiga Khaatumo loo doortay,waa mudan yahay in la bogaadiyo oo lasoo dhaweeyo.

Sida loo dhisay,waxay ka turjumaysaa baahida xiligan jirta ee Waaqiciga ah.

Sadex Qodob,ayaa horyaala oo ay tahay in uu ka miro dhaliyo…

1.Xoojinta midnimada Beesha Dhulbahante dhexdeeda ah.

2.Difaaca Sool.

3.Jihaynta Mustaqbalka Siyaasadeed ee Beesha Dhulbahante.

Gudiga Khaatumo iyo hogaamiyayaasha loo doortay,waxaan urajaynaynaa in ay ku guulaystaan Shaqada loo igmaday.

Puntland,waxay taageeraysaa wax walba oo ay doortaan kuna midoobaan Shacabka reer Sool.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading