Maxkamada Degmada Garbahaarey oo dil ku xukuntay Nin Gabar kufsaday oo dilay (Daawo)

Maxkamada Degmada Garbahaarey ,ayaa dil ku xukuntay Nin Gabar kufsaday kadibna ceejis ku dilay.

Falkan,ayaa ka dhacay Deegaan hoos taga Degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading