Video:-Maxkamada Gaalkacyo oo bilowday dhagaysiga Dacwad Kufsi

Maxkamada Gaalkacyo oo bilowday saakay Dacwada Kufsadayaal kufsaday Gabar.

Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo Yaasiin Cabdisamad oo goob joog ka ahaa Dacwada,ayaa sheegay in beri foog hadii eebe idmo lasoo gabagabyn doono xukunka Dacwadan.

Waxaa si xoog leh uga socda guud ahaan Puntland olale ka dhan ah Kufsiga,kadib Kufsigii iyo Dilkii Caasho Ilyaas oo nqoday mid albaabka ufuray in ay soo baxaan danbiyo fara badan oo qarsoonaa.

Gaalkacyo waxaa si gaar ah uga socda hawlgal amni xoojin iyo la dagaalanka falalka guracan maalinkii sadexaaad,kaasoo ay iska kaashanayaan laamaha amaanka Puntland ee kala duwan,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading