Maxkamadda cadaaladda Adduunka oo dhageysanaysa kiis ka dhan ah Israa’iil

Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee magaceeda loo soo gaabiyo ICJ, ayaa maanta dhageysaneysa kiis ka dhan ah Israa’iill oo ku saabsan dagaalka Qasa iyo duqeymaha Israa’iil ku hayso Falastiiniyiinta.

Dowladda koonfur Afrika,ayaa gudbisay dacwaddaan waxaana ay ka dalbatay Maxkamadda in ay ka baaraan degto go’aanka laga gaarayo arrintaan.

Balse Israa’iil,ayaa si adag u diiday eedaymaha loo jeediyay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading