Maxkamadeynta Rag loo heysto dilkii Guddoomiyihii degmada Hodan oo bilaabatay

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Sabti ah waxaa ay  Billowday Fadhiga Maxkamadaynta Rag loo haysto Dilkii Magaalada Muqdisho loogu geystay  Guddoomiyihii hore ee  degmada Hodan  Cabdixakiim Cabdiraxmaan Ciise DhagaJuun.

Goobta Maxkamadda ayaa waxaa ku sugan Saraakiisha sare ee Maxkamadda Ciidamada, Ragg loo heysto dilka, Ehellada labada dhinac iyo dad kale oo ka qyeb galaya fadhiga Maanta ee Maxkamadda.

Alle ha u Naxariistee  Guddoomiyihii hore ee  degmada Hodan  Cabdixakiim Cabdiraxmaan Ciise DhagaJuun ayaa 21-kii Bishii Janaayo ee Sakandan 2021 waxaa uu u geeriyooday rasaas ay Ciidamo ka tirsan dowladda ku fureen Gaari uu saarnaa oo marayay isgoyska Jid mareexaan ee degmada Howl-Wadaag.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading