Meydka qof Ajnabi ah oo kusoo caariyay xeebaha Eyl (VIDEO)

Guddoomiyaha degmadda Eyl ee Gobalka Nugaal Muuse Cismaan Yuusuf, ayaa ka hadlay mayd ku soo caariyey xeebta degmadda Eyl ee gobalka Nugaal.

Guddoomiye Muuse ayaa sheegay in maydkaas laga soo tuuray doonyaha ama maraakiibta ka jariifta xeebaha Puntland ee aagga Eyl, isagoona intaas ku daray in Ninka anjabiga ah oo gacmaha ka xiran uu inta badan jirkiisii isbadalay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading