Mid ka mid ah Ergadii Galnus oo caawa lagu toogtay Muqdisho

Nabadoon Cismaan kheyrre oo ka mid ahaa Ergadii Galnus kusoo dooratay Xildhibaanada ayaa Kooxo Hubeysan Waxa ay hada ku dhaawaceen Xaafada Cali Kamiin ee Degmada Warta-nabada.

Waxaana la sheegay Kooxihii dhaawaca  ugeystay Nabadoonka ay ka baxsadeen Goobtaasi.

Dilalka Nabadoonada iyo dad kale ayaa todobaadyadan ku soo batay magaalada Muqdisho. Xalay ayeyna aheyd markii masjid ku yaalla degmada Xamar jajab lagu dhex dilay nin gudoomiye laameed hore k ahaa degmadaas.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Mid ka mid ah Ergadii Galnus oo caawa lagu toogtay Muqdisho"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading