Mid ka mid ah Musharaxiinta Madaxweyne oo soo dhaweeyay Natiijada Shirka Wadatashiga Qaran

Waa la filayay in Cabdikariin Guuleed soo dhawaynayo Shirka Wadatashiga Qaran iyo waxa kasoo baxa.

Cabdikariin waxuu aad iskugu halaynayaa Rooble in uu kala shaqeeyo hankiisa Madaxweyne.

Sida aan xogta ku helay Rooble waa ka dhab u olalaynta Cabdikariin,warkaas Xantiisana aadbay suuqa ugu jirtay Todobaadyadii lasoo dhaafay.

Midowga Musharaxiintu isku dan mahan,waxaana la joogaa xiligii ay kala xiriir furan lahaayeen.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading