Mid ka mid ah Wasiirada Puntland oo qirtay Xanuunka Corona

Mid ka mid ah Wasiirada Puntland oo qirtay in uu ku dhacay Corona Virus talooyina bixiyay.

Wasiirka ganacsiga Puntland Cabdulaahi Cabdi,ayuu xanuunku haleelay,waxuuna bartiisa Fc-ga soo dhigay qoraal uu kaga hadlayo arinkaas.

Gudiga ka hortaga Corona,ayaa shalay sheegay in laba Wasiir oo ka tirsan Xukuumada Puntland uu xanuunku ku dhacay.

Halkan ka akhriso qoraalka Wasiirka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading