Waxaan xaqiijinaynaa in wax shil ah uusan ka dhicin maraakiibtayada dagaalka ee ilaalisa xeebaha Soomaaliya.
Dhammaan shaqaalaha maraakiibtayadu waa badqabaan, wax dhib ahna ma jiraan” Sidaas waxaa lagu yiri qoraalka howlgalka Ciidamada Midowga yurub ay soo dhigeen bartood twitterka.
Qaar ka mid ah dadweynaha degan Degmadda Murcanyo ee gobolka Gardafuu ee xeebaha Puntland ayaa idaacada VOA u sheegay inay arkeen markab weyn oo ay u malaynayaa inuu yahay midka dagaalka oo qarxaya ka dibna biyaha quusay
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.