Midowga Afrika,ayaa ka hor yimi tallaabadii uu Raysal wasaare Rooble dhowaan dalka kaga cayriyey Ergaygii Midowga Afrika ee Somaliya Francisco Madeira.
Midiwga,ayaa sheegay in ay rajanayaan in Danjiruhu sii wato hawlihiisa shaqo,iyagoo tix gelinaya warqaddii madaxweynuhu kaga hor yimi cayrintiisa.
Halkan ka akhriso:-
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.