Midowga Africa oo kulan ka yeelanaya xaalada cakiran ee Soomaaliya

Golaha Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika ayaa berri shir ka yeelanaya arrimaha Soomaaliya, iyadoo Midowga Afrika uu qaadan doono door hoggaamineed oo ku saabsan xal u helida xaalada cakiran ee siyaasadeed.

Midowga Afrika ayaa la filayaa inuu soo magacaabo Ergey cusub oo dhex dhexaadiya saamileyda siyaasadeed, waxaana laga yaabaa in Madaxweyne hore oo Afrikaan ah la soo magacaabo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading