Midowga Afrika oo aqbalay Itoobiya in aysan Qayb ka noqon hawlgalka Somaliya

Midowga Afrika,wuxuu soo saaray Warmurtiyeed uqalma Somalida oo si cad uqeexaya Madaxbanaanida,Midnimada iyo Xuduudaha Qaranimada Somaliya in ay yihiin lama taabtaan.

Waxay fareen ama ku booriyeen Wadankii qayb ka noqonaya ama ka ah hawlgalka Midowga Afrika ee Somaliya ka socda in uu ilaaliyo Karaamada iyo Qiyamka Qaran ee Somaliya.

African Peace and Security,waxay ayideen Warqadii DFS kasoo baxday,waxayna fariin Diblomaasi oo adag udireen Itoobiya.

Qodobada 12&18 ee Warmurtiyeedka,waxay si cad uga turjumayaan rabitaanka Dowlada Somaliya ee martigelinaysa hawlgalka Midowga Afrika.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading