Midowga Afrika,ayaa diiday Codsigii Dowlada Fadaraalka Somaliya ee ahaa in 90-Cisho dib loogu dhigo bixintaanka Ciidanka Atmis Farsamo ahaan.
Codsiga Dowlada Fadaraalka,ayaa yimid,iyadoo ay Wadanka ka baxayaan Sanadkan dhamaadkiisa 3000-Askari oo Atmis ah.
Goobaha ay ka baxayaan ee muhiimka ah,waxaa ka mid ah Aqalka Dalka looga arimiyo ee Villa Somaliya.
Halkan ka daawo muuqaalka
— Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) September 27, 2023
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.