War-murtiyeed kasoo baxay Midowga Afrika,ayaa taageeray codsigii ay Dowladda Fadaraalka ku doonaysay in kaddib bixitaanka Ciidamada ATMIS,la billaabo hawlgal muddo kooban ah oo looga caawinayo dhammeystirka dadaallada la-wareegista amniga iyo ciribtirka argagaxisada.
Hoos ka akhriso Qoraalka kasoo baxay Midowga Afrika.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.