Midowga Murashaxiinta wuxuu Ciidanka Xoogga Dalka (CXD) ugu hambalyeynayaa munaasabadda aasaaskooda oo ku beegan 12-ka April. Goluhu wuxuu caddeynayaa in xuska 12- ka April uu yahay maalin weyn oo ay tahay in ay ummadda, balse wuxuu marna aqbali karin in loo adeegsado dano siyaasadeed, sida uu horay ugu kacay Madaxweynaha xilkiisa dhammaaday oo ciidanka xoogga dalka ku weeraray madax hore, siyaasiyiin, maamullo iyo golaha intaba.
Halkan ka akhriso:-
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.