Midowga Musharaxiinta oo markale ku celiyay in aysan aqbalayn Doorasho la boobay

Golaha Midowga Murashaxiinta marna ma aqbalayo doorashooyinka boobka ah. Kulamada wadatashi ee dhexdiisa ah iyo kuwa uu la yeelanayo RW iyo qaybaha kala duwan ee bulshada waxaa diirada lagu saarayaa waddo kasta oo lagu xaqiijinayo doorasho daahfuran iyo badbaadinta masiirka dalka iyo Dowladnimada.

Halkan ka akhriso:-


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading