Midowga Musharaxiin ayaa qoraal ay u direen Beesha Caalamka waxay kaga hadleen is mari waaga doorashada iyo sida xal looga gaari karo.
Musharaxiinta ayaa soo jeediyay in xalka uu noqon karo in Hal magaalo lagu qabto doorashada in Arrinta kuraasta Gobolada Waqooyi loo daayo Cabdi Xaashi, sidoo kale waxay sheegeen inay diyaariyeen Liiska xubnaha ay tahay in laga saaro Guddiga doorashada ee lagu muransan yahay.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.