Midowga musharaxiinta oo udigay Farmaajo

Golaha Midowga Murashaxiinta wuxuu cadaynayaa in Madaxweyne Farmaajo uu qaadayo masuuliyadda ka dhalata daandaansiga dagaal iyo kicinta xaaladda colaadeed ee lagu qalqalaniyo aminga dalka guud ahaan iyo gaar ahaan midka hoggaamiyayaasha midowga murashaxiinta.

Halkan ka akhriso warqada


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading