Midowga musharixiinta Madaxweynaha oo kulan ku leh Muqdisho

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa maanta shir degdeg ah ku leh Hotelka Jazeera Jazeera Magaalada Muqdisho.

Kulabkan ayaa looga hadlayaa xaalado soo kordhay, wixii ka dambeeyay shirkoodii todobaadkii hore, gaar ahaan hadalkii Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho.

Ilo ku dhow dhow shirka ayaa sheegaya in Midowga Musharaxiinta ay qorsheynayaan dhaq dhaqaaqyo siyaasadeed oo ay ka sameeyaan Muqdisho, sida bannaan baxyo iyo shirar ballaaran oo ka dhan ah dowladda Federaalka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading