Midowga Musharixiinta oo cambaareeyay weerarada ay Ciidanka Farmaajo ku qaadeen

Midowga Musharixiinta ayaa si adag u cambaareeyay weerarka Ciidanka ka amar qaata Farmaajo ay ku qaadeen Guryaha Madaxweynihii hore ee Dalka Hassan Sheikh Mohamud iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.

Midowga Musharixiinta ayaa uga digay Ciidanka AMISOM iyo Turkiga in aysan qeyb ka noqon colaada sokeeye, ee uu hurinayo Farmaajo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading