Midowga Musharixiinta oo digniin adag u diray Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)

Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa ka horyimid talaabada ay Guddoonka ku doorteen Guddiga Doorashooyinka ee lagu muransan yahay, iyagoo sheegay in cawaaqib kasta oo ka dhasha uu Mas’uuliyaddiisa qaadan doono Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ee waqtigiisu gaba-gabada yahay Maxamed C/llaahi Farmaajo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading