Madaxweynayaasha Dowladaha xubnaha ka ah DFS ayaa ka qeybgalay Casho Sharaf ay Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya u sameeyeen Madaxdan.
Kulanka casho sharafta oo aheyd sagootin ayaa waxaa ka qeybgalay Madaxweynayaasha Dowlad Gobaleedyada Puntland, Jubbaland, Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Hirshabelle, waxaana sidoo kale goobjoog ahaa Madaxweynayaashii hore ee Dalka ahna Hoggaanka Midowga Musharixiinta, Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dalka iyo Siyaasiyiin.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.