Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Mohamed Hussein Roble ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa Madaxweynayaashii hore ee Dalka Sharif Sheikh Ahmed iyo Hassan Sheikh Mohamud, kuwaas oo matalayay Golaha Midowga Musharixiinta.
Labada Madaxweyne ayaa Ra’iisul Wasaare Rooble ku wareejiyay Liiska xubnaha ay cabashada ka qabaan ee ku jira guddiyada doorashooyinka heer federaal iyo dowlad-goboleed.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.