Midowga Yurub ayaa si adag ula hadlay hogaamiyayaasha Soomaalida, waxayna sheegeen in kuwa curiyaaminaya wadahadalada ama isku dayaya inay adeegsadaan qalalaaso ay la kulmi doonaan cawaaqibka ka dhasha tallaabada ay qaadaan.
Waxaa hoggaamiyayaasha Soomaaliyeed ay ugu baaqeen inay isku tanaasulaan si deg deg ah si xal loogu helo nidaamka doorashada iyo sidii awoodda loogu wareejin lahaa si nabadgelyo ah, iyadoo la dhaqangelinayo heshiiskii 17 Sebtember.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.