Midowga Yurub oo Hanjabaad kulul u diray Farmaajo (Akhriso)

Midowga Yurub ayaa sheegay in aan la aqbali karin mudo kordhintii Golaha shacabku shalay u sameeyeen golayaasha Dowlada taasi oo ku tilmaameen mid xasilooni daro dalka abuuraysa oo Soomaalidu isku laynayso isla markaana samaynsa dalalka dariska ah.

Midowga yurub wuxuu madaxda Soomaalida ugu baaqay in ay dib ugu laabtaan wada hadalada isla markaana hirgaliyaan heshiiskii 17kii Sebtembar hadii ay yeeli waayana ay qaadi doonaan tilaabooyin la taaban karo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading