Midowga Yurub oo ka digay Qasa in ay noqoto Muqdisho oo kale

“Qasa,waxay noqonaysaa Muqdisho oo kale,(Muqdishadii Maritereeniyanka)”Ayuu yiri Xoghayaha Arimaha Dibada Midowga Yurub.

Magaalo aysan ka jirin amar iyo kala danbayn oo bahalo galeen ah sida Muqdisho ayay kusii socotaa Qasa,ayuu noqonayaa hadalka xigmadiisu.

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading