Midowga Yurub oo ku baaqay in Ciidanka laga saaro Muqdisho

Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nocolas Berlanga ayaa ku baaqay in ciidamada militariga laga saaro magaalada Muqdisho, waxaa uu sheegay in dadka raba inay door wanaagsan ka qaataan doorashada loo baahan yahay inay ku taageeraan Ra’iisul Wasaaraha shaqooyinkiisa muhiimka ah.

Berlanga ayaa sheegay in Muqdisho lagu kala qeybiyo maleeshiy oo ka baxsan qadka Taliska Ciidamada amniga aysan caawineyn Shacabka Soomaaliyeed.

Idil Television


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading