Midowga Yurub oo muujiyay Tuhun in Dilka Aamino uu Siyaasadaysan yahay

“Rabshadu ma ahan wado horay uwadaysa Somaliya”ayay ku bilowday qoraalkeeda Wakiilka Midowga Yurub ee Somaliya.

“Midowga Yurub,waxuu canbaaraynayaa falalka argagixisada iyo dilalka ku salaysan siyaasada” Ayay tiri markale.

Qoraalka Tiina,ayaa laga dhadhansan karaa in uu jiro tuhun weyn iyo xogo lagu kalsoonaan karo oo ku aadan dilka Xildhibaanada in uu yahay mid Siyaasadeed.

Wakiilka,ayaa qormadeeda kusoo xirtay Tacsi ay udirtay Qoyska Marxuumad Xildhibaanad Aamino.

“Tacsi ku socota qoyska Xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi Beledweyne @EU_in_Somalia”.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading